Cabdiwali Baa loo doortay Madaxweeynaha Puntland

Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday Cabdiwali oo noqonaya madaxweeynaha Puntland ee shanta sano ee soo socota. 11 xildhibaan baa isu soo sharaxday doorashada xilka madaxweeynanimada sided kamid ah musharaxiintu waxaay … Continue reading Cabdiwali Baa loo doortay Madaxweeynaha Puntland